Wednesday, June 11, 2025
HomeAll NewsDab Geystay Khasaare Hantiyeed oo ka Kacay Degmada Wadajir ee Muqdisho.

Dab Geystay Khasaare Hantiyeed oo ka Kacay Degmada Wadajir ee Muqdisho.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ka kacay, dab xooggan oo baabi’iyay qaar kamid ah guryaha ku yaalla degmadaas.

Dabka oo sababay khasaare hantiyeed ayaa waxa uu kacay xilli habeen ah, waxaana uu ka billawday Koronto, isagoona si dhaqsi leh ugu faafay dhismayaal ku yiillay goobta uu ka kacay oo ay ku jiraan xarumo ganacsi.

Halkaan ka Degso Warka Dabka Muqdisho

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.