Tuesday, May 13, 2025
HomeAll NewsDab Geystay Khasaare Hantiyeed oo Xalay ka Kacay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho.

Dab Geystay Khasaare Hantiyeed oo Xalay ka Kacay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho.

Habeenkii xalay waxaa Suuqa Bakaaraha oo kamid ah suuqyada ugu waaweyn Soomaaliya ka kacay dab geystay khasaarooyin hantiyeed.

Dabka ayaa baabi’iyay xarumo ganacsi oo ku yaalla suuqa, waxaana uu ka dhashay Koronto.

Qaar kamid ah ganacsatada Suuqa ayaa waxa ay qolyaha dabdamiska ku eedeeyeen iney soo daaheen, taasna ay ka qeyb qaadatay inuu dabku sii baaho.

Halkaan ka Degso Warka Dabka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.