Dabkan oo ahaa mid xooggan ayaa waxaa ka dhahsay waxyeello nafeed iyo mid hantiyeed, wuxuuna gubay guryo ku yaalla xaafad katirsan degmada Wardhiigley.
Wararka la helayo waxay sheegaya in dabkan oo ka bilowday koronto uu ku dhaawacmay wiil, halka ay ku gubteen labo guri, waxaana ka hadlay qaar kamid ah dadkii goobjoogga u ahaa dhacdadan.