Dabkan ayaa shalay ka kacay guri suuqa Arjantiin ee ku yaalla degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.
Khasaare hantiyeed oo aad ufarabadan ayaa ka dhashay dabkan, inkastoo aysan nafi ku go’in, waxaana waxyaabaha halkaasi ku gubtay ka mid ah, mootooyinka labo lugooleyda iyo matoorro.