Degaano katirsan gobolka Galgaduud gaar ahaan kuwa dhaca Bariga gobolka waxaa ka jira abaaro iyo cudurro, iyadoo dadka qaarna ay gaajo iyo harraad udhimanayaan.
48 saac ee lasoo dhaafay 2 ruux ayaa udhimatay oon iyo gaajo sida uu sheegay nin xog ogaal ah oo warbaahinta uga warramay dhibaatooyinka kala duwan ee halkaasi ka taagan.