Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsDad ku Dhintay Gaari Xamuul ah oo Kula Farriin Goostay Muqdisho.

Dad ku Dhintay Gaari Xamuul ah oo Kula Farriin Goostay Muqdisho.[DHAGEYSO]

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay, gaari xamuul ah oo ku fariin goostay geerish ku yaalla magaalada Muqdisho.

Habeenkii xalay waxaa nawaaxiga Hotel Guuleed oo ku yaalla degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ka dhacay, shil gaari oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Shilka ayaa yimid kadib markii gaari nuuca xamuulka qaada ah uu ku farriin goostay geerish iyo xarumo ganacsi oo ku yaalla halkaas, waxaana goobta ku geeriyooday 2 ruux halka ay ku dhaawacmeen 5 kale.

Halkaan ka Degso Warka Shilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.