Sunday, May 4, 2025
HomeAll NewsDad Rayid ah oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal.

Dad Rayid ah oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal.

Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la aqoosan ayaa waxa ay habeenkii xalay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ku dileen 2 qof oo shacba ah.

Wararka aya waxa ay tilmaamayaan, in dadka la dilay oo ahaa labo ruux uu  midkood waaridye ka ahaa xarun ganacsi oo ku taalla magaalada Garoowe.

Dilkaan ayaa waxa uu sigaar ah uga dhacay agagarka hoteel ay ku hooydaan dadka safarka ah oo ku yaalla magaalada.

Halkaan ka Degso Warka Garoowe

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.