Kooxo hubeysan ayaa xalay fiidkii magaalada Bur-Saalax ee gobolka Mudug ku dilay, labo nin oo midkood ganacsato ahaa midka kalena uu maamule kaa ahaa xarunta shirkadda isgaarsiinta Golis ee ku taalla Bur-Saalax.
Ragga la dilay waxaa magacyadooda lagu kala sheegay Burhaan Xaashi oo ahaa maamulihii shirkadda isgaarsiinta Golis iyo Mahad oo ahaa ganasade si wayn looga garanayay gobolka.