Shacabka magaalada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa si diiran usoo dhaweeyay barnaamijkii Jamaame, Magaalada Tacabka iyo Tacliinta, kaasoo soo bandhigay xogo iyo macluumaad ku saabsan magaalada.