Wednesday, July 16, 2025
HomeAll NewsDagaal Ciidamada Maamulka Puntland & Maleeshiyaad Kasoo Horjeeda ku Dhexmaray Sanaag.

Dagaal Ciidamada Maamulka Puntland & Maleeshiyaad Kasoo Horjeeda ku Dhexmaray Sanaag.

Waxaa maanta gobolka Sanaag ka dhacay dagaal udhaxeeyay ciidamada maamulka la baxay Puntland ee uu hogaamiyo Siciid Deni iyo malleeshiyo kasoo horjeedda.

Dagaalka ayaa ka dhacay magaalada Dhahar ee gobolkaas, waxaana kolkii hore halkaasi weeeraray ciidanaka maamulka la baxay Puntland.

Halkaan ka Degso Warka Sanaag

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.