Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsDagaal Ciidamo Kawada Tirsan Dowladda Fedaraalka ku Dhexmaray Muqdisho.

Dagaal Ciidamo Kawada Tirsan Dowladda Fedaraalka ku Dhexmaray Muqdisho.[DHAGEYSO]

Ciidamo kawada tirsan Dowladda Federaalka ayaa maalintii shalay ku dagaallamay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Dagaalka ayaa ka dhacay isgoyska Mirinaayo ee Muqdisho, waxaana uu u dhexeeyay ciidamo uu wato taliyaha saldhiga degmada Cabdilcaziiz iyo sarkaal katirsan Dowladda Federaalka oo lagu magacaabo Axmed Cali Ugaas.

Dagaalka waxaa ku dhaawacmey taliyaha booliiska saldhiga degmada Cabdilcaziiz.

Halkaan ka Degso Warka Dagaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.