Friday, May 23, 2025
HomeAll NewsDagaal Khasaare Dhaliyay oo ka Dhacay Duleedka Degmada Moqokori ee Hiiraan.

Dagaal Khasaare Dhaliyay oo ka Dhacay Duleedka Degmada Moqokori ee Hiiraan.

Maalintii shalay waxaa gobalka Hiiraan markale ka dhacay, dagaal khasaare dhaliyay oo u dhexeeyay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda Fedaraalka.

Dagaalka ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay duleedka degmada Moqokori ee gobalka Hiiraan, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo la gaarsiiyay ciidamada Dowladda Fedaraalka.

Inta la xaqiijiyay 1 askari ayaa Dowladda Fedaraalka looga dilay dagaalkii shalay ka dhacay duleedka degmada Moqokori, halka looga dhaawacay 4 kale.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.