Monday, April 28, 2025
HomeAll NewsDagaal Khasaare Dhaliyay oo Maamullada Soomaaliland iyo SSC ku Dhexmaray Gobalka Sool.

Dagaal Khasaare Dhaliyay oo Maamullada Soomaaliland iyo SSC ku Dhexmaray Gobalka Sool.

Ciidamdo ka kala tirsan maamullada la baxay Soomaaliland iyo SCC ayaa ku dagalamay gobolka Sool, iyadoona lasoo warinayo in halkaasi uu ka dhashay khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhawac iskuugu jiro.

Dagalka ayaa waxa uu sigaar ah uga dhacay inta udhaxeyso deegaanada Fadhiyar iyo Lanxabaal oo kawada tirsan gobalka Sool, waxaana weerarka la sheegay iney soo qaadeen ciidamada maamulka la baxay Soomaaliland.

Dad goobjoogayaal ah oo ku sugan deegaanada ay sida gaar ah uga dhaceen dagaaladaan, ayaa waxay warbaahinta u xaqiijiyeen in halkaasi ay ku dhinteen labo ruux ,saddax kalena ay ku dhawacmeen kuwasoo ka kala tirsan labada dhinac ee dagaallamay.

Halkaan ka Degso Warka Sool

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.