Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsDagaal Khasaare Dhaliyay oo Shalay ka Dhacay Degmada Luuq ee Gobalka Gedo.

Dagaal Khasaare Dhaliyay oo Shalay ka Dhacay Degmada Luuq ee Gobalka Gedo.[DHAGEYSO]

Maalintii shalay waxaa degmada Luuq ee gobalka Gedo ka dhacay, dagaal u dhexeeyay maleeshiyaad hubeysan oo kuwada sugnaa degmada.

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la sheegay inuu geystay dagaalka, walow aanan helin inta uu la egyahay.

Dowladda Fedaraalka iyo maamulka la baxay Jubbaland oo uu dagaal ka dhaxeeyo ayaa lagu eedeeyay iney ka dambeeyaan dagaalladaan dib kaga soo cusboonaaday degmada Luuq.

Halkaan ka Degso Warka Dagaalka Luuq

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.