Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsDagaal Lagula Wareegay Masagawaay iyo Weeraro ka Dhacay Baay & Gedo.

Dagaal Lagula Wareegay Masagawaay iyo Weeraro ka Dhacay Baay & Gedo.[DHAGEYSO]

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saakay dagaal kula wareegay deegaanka Masagawaay ee gobalka Galgaduud iyadoo khasaare la gaarsiiyay ciidankii Dowladda Fedaraalka ee ku sugnaa halkaas.

Sidoo kale ugu yaraan 5 askari oo uu sarkaal ku jiro ayaa lagu dhaawacay, weerar ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab saakay kula wareegeen, xaafada Buulo-Jameeco ee magaalada Baydhabo oo ah xarunta gobalka Baay.

Sidoo kale waxaa xalay la weeraray fariisin ay askarta maamulka la baxay Koonfur-galbeed ku leeyihiin halka loo yaqaanno Maaya-fuulka oo katirsan isla magaalada Beydhabo.

Geesta kale Habeenkii xalay weerar qarax ah ayaa lala beegsaday, guri ay magaalada Baladxaawo ee gobalka Gedo kaga sugnaayeen ciidamo katirsan Boliska Dowladda Fedaraalka.

Hallkaan ka Degso Faahfaahinta Howlgalladaas

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.