Friday, June 20, 2025
HomeAll NewsDagaalka u Dhaxeeya Yahuudda iyo Iiraan oo Galay Maalinkii 07aad oo Xiriir...

Dagaalka u Dhaxeeya Yahuudda iyo Iiraan oo Galay Maalinkii 07aad oo Xiriir ah.[FALANQEYN]

Wali waxaa socda duqeymaha culus ee ay isweydaarsanayaan xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan iyo maamulka gumeysiga Yahuudda.

Maanta waxa ay Iiraan sawaariikh culus ku garaacday magaalada Tel-Aviv, halkaas oo ay ka dhasheen khasaare culus oo naf iyo maalba leh.

Halkaan ka Degso Falanqeynta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.