Wali waxaa socda dirirta udhaxeysa maamulka gumeysiga Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, saacadihii laso dhaafay ayayna labada dhinac is weydaarsadeen duqeymo culus.
Dagaalka u Dhaxeeya Yahuudda iyo Iiraan oo Wali Halkiisa Kasii Socda.
RELATED ARTICLES