Thursday, June 19, 2025
HomeAll NewsDagaalka Udhaxeeya Yahuudda iyo Iiraan oo Galay Maalinkii 07aad.

Dagaalka Udhaxeeya Yahuudda iyo Iiraan oo Galay Maalinkii 07aad.[FALANQEYN]

Wali waxaa soconaya dirirta u dhaxeeysa maamulka gumeysiga Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, kuwaas oo isweydaarsanaya duqeymo culus.

Iiraan ayaa waxa ay sawaariikh horleh ku garaacday maamulka Yahuudda, kuwaas oo khasaare horleh dhaxalsiiyay Kayaanka Suhyuuniga ah.

Halkaan ka Degso Falanqeynta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.