Muddo ku siman 83 sano oo kaamil ah ayaa kasoo wareegatay mid kamid ah dagaalladii ugu dhiig daadashana badnaa ee ay marti galisay qaaradda Yurub, socdayna hal sano iyo bilooyin xiriir ah.
Dagaalkaan oo u dhaxeeyay Midowgii Suufiyeeti iyo Naaziyiintii Jarmalka ayaa waxaa lagu dilay in ka badan 2 Milyan oo ruux, waxaana uu dagaalkaan noqday mid ka go’i la’ xusuusta dadka Yurubiyaanka ah, ayna soo hadal qaadaan sanad waliba.
Halkaan ka Degso Warbixinta Dagaalkii Suufiyeetka iyo Jarmalka