Saacadihii lasoo dhaafay dagaallo dhowr ah ayey ku ekeeyeen saldhigyo ay ciidamada Millateriga Itoobiya ku leeyihiin deegaano katirsan gobolkaasi.
Sido kale waxaa weeraro la beegsanayaan, maamulka gobolka Amxaarada uga dhigsan dowladda Itoobiya, waxaana meelaha dagaalladu ka dhacayaan kamid ah gobolka Gonder.