Waxaa sii kordhay khasaaraha ciidamada Dowladda Fedaraalka ku gaaray weerarkii cagmarinta ahaa ee ka dhacay deegaanka “Warta Dibi Samatar” ee duleedka magaalada Masaajid Cali Gaduud ee Shabeellada Dhexe, kaas oo gaaray dhimashada 30 askari iyo maxaabiis la qabtay, halka lagu soo furtay 15 qori oo AK-47 ah iyo 3 qori oo PKM ah.