Waxaa maanta ay dagaallo culus oo udhexeeya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda Fedaraalka ay ka dhaceen gobalka Sh-dhexe.
Dagaallada ayaa waxa ay si gaar ah kaga dhaaceen deegaanka Xawaadley oo katirsan Sh-dhexe, waxaana lagu jabiyay cidamada Dowladda Fedaraalka.
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lasoo warinayaa in dagaallada lagu gaarsiiyay askarta Dowladda Fedaraalka, walow aanan helin tafaasiil dheeraad ah.