Dalka Afghaanistaan oo sanadihii u dambeeyay xur ka ahaa heymanadii Reer-galbeed iyo kuwa Bariga, ayaa waxa uu ku taallaabsanayaa horumar dhaqaale oo lagu helay ku dhaqanka Shareecada Islaamka.
Imaarada Islaamiga ah ee Afghaanistaan ayaa dalkaan ka hirgalisay mashaariic waaweyn oo daboolay baahiyaha bulshada, dadlkana u horseeday inuu gaaro isku filnaasho dhameystiran.