Thursday, June 19, 2025
HomeAll NewsDanyar ku Sugan Muqdisho oo Sheegay in Raashin looosoo Waday la Leexsaday.

Danyar ku Sugan Muqdisho oo Sheegay in Raashin looosoo Waday la Leexsaday.

Qaar kamid ah dadka danyarta ah ee kunool xerooyinka barakacayaasha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay, in raashiinka iyaga loogu talogalay ay leexsadaan jihooyin kale, laguna kala iibsado suuqyada magaalada Muqdisho.

Waxay sheegeen in kala bar raashiinka iyaga loo keeno ee gurmadka ah, lagu celiyo suuqyada waaweyn ee magaalada Muqdisho, halkaasina lagu kala iibsado.

Dowladda Federaalka iyo hay’adaha Shisheeyaha ayaa dadka barakacayaasha ah waxay madaxooda kusoo qaadaan raashiin badan, laakiin lama siiyo dadka tabaaleysan.

Halkaan ka Degso Warka Danyarta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.