Thursday, May 8, 2025
HomeAll NewsDarawallada ka Xeeya Gaadiidka Xamuulka oo Dowro Loogu soo Xiray Magaalada Saakow.

Darawallada ka Xeeya Gaadiidka Xamuulka oo Dowro Loogu soo Xiray Magaalada Saakow.

Maktabka dacwada ee degmada Saakow oo katirsan Wilaayada Islaamiga ah ee Jubada-dhexe, ayaa waxa uu dowro sharci ah kusoo xiray darawallada ka xeeya gaadiidka xamuulka ah ee ka howlgala Muqdisho iyo Saakow.

Dowrada oo socotay muddo bil ah ayay darawalladu ku qaadeen duruus kala duwan, kuwaas oo ay ka faa’iideen.

Halkaan ka Degso Warka Dowrada

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.