Monday, May 12, 2025
HomeAll NewsDarawallada Mooto Bajaajta ee Magaalada Baladweyne oo Cabanaya Burburka Wadooyinka.

Darawallada Mooto Bajaajta ee Magaalada Baladweyne oo Cabanaya Burburka Wadooyinka.

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiraan, wax ay kamid tahay magaalooyinka ay wadooyinkooda sida aadka ah u burbursan yihiin ee ay dhibaatooyinka ku qabaan gaadiidleyda nuucyadooda kala duwan.

Wadada dheer ee isku xirta Buurta-janto iyo xerada Lama-galaay ee magaalada Baladweyne ayaa ah mid aad u burbursan, waxaana xiliyada roobka dhibatooyin kala duwan ku qaba darawalada kaxeeya Mooto Bajaajta.

Halkaan ka Degso Warka Bajaajleyda Baladweyne

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.