Darawallada ku shaqeysta mooto Labo-Lugooleyda ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa cabasho ka ah, dhibaatooyin kala duwan oo ay ku hayaan ciidanka Dowladda Fedaraalka.
Wadayaasha kaxeeya mooto Labo-Lugooleyda ee ka hawlgala magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ka cabanaya dhibaatooyin kala duwan oo ay ku hayaan ciidanka Dowladda Fedaraalka gaar ahaan kuwa Sirdoonka.