Monday, June 2, 2025
HomeAll NewsDayac ay la Kulmayaan Ehellada Dadkii Askarnimada Qoranayay ee ku Dhaawacmay Qaraxii...

Dayac ay la Kulmayaan Ehellada Dadkii Askarnimada Qoranayay ee ku Dhaawacmay Qaraxii Xero Damaanyo.

Mid kamid ah ah dadkii askarnimada loo qorayay ee ku dhaawacmay qaraxii ay dhawaan
fulisay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shaabab oo ka dhacay xero Damaanyo, ayaa kasoo muuqday warbaahinta isagoo dhaawac dhanka madax ah uu soo gaaray.

Ninkan oo ehelkiisu ay la hadleen warbaahinta ayaa waxay sheegeen in dhaawac culus madax kasoo gaaray, kaasoo sababay in la qalo.

Ehelka ayaa warbaahinta horteeda ka qiray iney iyagoo danyar ah kaligood la daalaadhacayaan dhaawaca soo gaaray wiilkooda waana kuwa iyagoo ka hadlaya xaaladda uu ku sugan yahay.

Halkaan ka Degso Codka Ehelka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.