Mu’assasada Al-Kataa’ib ayaa ballan qaaday iney baahin doonto muuqaalka Hadiyadda Ciidul Adxaa oo aad loo wada sugayay.
Muuqaalka ay Al-Kataa’ib ballan qaaday ayaa ah dagaalkii ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee gobalka Sh-dhexe, waxa uuna ku bixi doonaa luqaha Carabiga iyo Soomaaliga.