Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar cagmarin ah ku qaaday magaalada Moqokori ee dhacda Bariga gobolka Hiiraan.
Dagaalkan oo ahaa mid culus ayaa lagu beegsaday saldhigaydii askarta Dowladda Fedaraalku ay lahaayeen magaalaasi.
Hadaba faahdaahin buuxda oo warkan ku saabsan halkaan ka dhegeyso.