Thursday, July 3, 2025
HomeAll NewsDEG DEG: Al-Shabaab oo La Wareegay Degaano Kaabiga ku Haya Moqokori.

DEG DEG: Al-Shabaab oo La Wareegay Degaano Kaabiga ku Haya Moqokori.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saakay si nabad ah kula wareegay, degaannada Gumarre iyo Xagarre oo hoosyimaada magaalada Moqokori ee Bariga gobolka Hiiraan, kadib markii ay isaga carareen askartii Dowladda Fedaraalka ee ku sugnaa.

Degaanka Gumarre wuxuu qiyaastii 9 km u jiraa Moqokori, halka degaanka Xagare uu 12 km u jiro Moqokori.

Lawareegitaanka degaannada ayaa kusoo aadaya, iyadoo magaalada Moqokori uu ka taagan yahay qoob-gariir xooggan oo haysta ciidamada Dowladda Fedaraalka ee halkaasi ku sugan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.