Thursday, April 24, 2025
HomeAll NewsDEG-DEG: Al-Shabaab oo Weerar Cagmarin ah ku Qaaday Deegaanka Wargaadhi ee Sh-dhexe.

DEG-DEG: Al-Shabaab oo Weerar Cagmarin ah ku Qaaday Deegaanka Wargaadhi ee Sh-dhexe.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saakay weerar cagmarin ah ku qaaday, saldhigyada ay askarta Dowladda Fedaraalka gaar ahaan kuwa Bangaraaf ee uu Mareykanku tababartay ku leeyihiin deegaanka Wargaadhi ee Sh-dhexe, waxaana socda dagaal culus oo khasaare dhaliyay.

Halkaan ka Degso Xogta Weerarka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.