Monday, July 14, 2025
HomeAll NewsDEG-DEG: Camaliyad Nafhurnimo ah oo Ciidamada Uganda Lagula Beegsaday Duleedka Sabiid.

DEG-DEG: Camaliyad Nafhurnimo ah oo Ciidamada Uganda Lagula Beegsaday Duleedka Sabiid.

Wararka naga soo gaaraya gobalka Sh-hoose ayaa ku waramaya, in goordhaw camaliyad nafhurnimo ah lala beegsaday kolonyo katirsan ciidanka Uganda ee qeybta ka ah Shisheeyaha kusoo duulay dalka.

Naftii hore katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa uu camaliyadda la beegsaday, kolonyada katirsan ciidanka Uganda oo ku socdaalayay duleedka deegaanka Sabiid ee gobalka Sh-hoose.

Khasaare culus ayaa lasoo warinayaa in ciidamada Uganda uu kasoo gaaray weerarkaan nafhurnimada ah, waxaana sidoo kale la xaqiijiyay in camaliyadda ay ku gubteen qaar kamid ah gaadiidkii ay wateen ciidanka Uganda.

Todobaadyo kahor ayay aheyd markii sidaan oo kale isla aagaan ciidamada Uganda lagula beegsaday camaliyad nafhurnimo ah, taas oo lagu dilay 14 askari oo katirsan ciidanka Uganda, sidoo kalana lagu gubay gawaari taangiyo ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.