Waxaa goordhow magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ka dhacay weerar qarax ah oo lala eegtay, kolonyo uu la socday madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud.
Kolonyo kasoo baxday Villa Somalia kuna sii jeeday garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa qarax lala eegtay.