Tuesday, April 8, 2025
HomeAll NewsDEG-DEG: Weerar Qaraxyo ku Billowday oo Ka Socda Magaalada Baladweyn.

DEG-DEG: Weerar Qaraxyo ku Billowday oo Ka Socda Magaalada Baladweyn.

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya, in weerar ku billowday camaliyad nafhurnimo ah lagu qaaday, xarun ay magaalada Baladweyne ku leedahay Dowladda Federaalka.

Camaliyadda nafhurnimada ah kadib waxaa gudaha xerada u daatay, ciidamo Inghimaasiyiin ah oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Qarax ayaa sidoo kale lala eegtay, ciidamo katirsan kuwa Dowladda Federalaka ah oo isku dayay iney usoo gurmadaan xubnaha lagu heysto goobta ay ka socoto camaliyadda Inghimaasiyada ah.

La soco wixii soo kordha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.