Ciidamo aad uhubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa la wareegay degaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan oo ah degaan muhiim ah.
Degaankan waxaa ku taallo buur muhiim ah, taasoo ay iyada ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay gacanta ku dhigeen.