Boqolaal oo qof ayaa munaasabadda Ciidul Adxaa ku oogay degmada Buq Aqable oo kamid ah magaalooyinka gobolka Hiiraan.
Dadka ayaa goob fagaare ah ku tukaday salaadda Ciidul Adxaha, waxayna kadib dhaqaaqeen si ay u udxiyeysgtaan.
Halkaan Hoose ka Daawo Sawirada.