Monday, June 30, 2025
HomeAll NewsDF oo Sheegtay in Khilaafka Maamulka Puntland uu Saameeyay Dhaqaalihii ay Shisheeyaha...

DF oo Sheegtay in Khilaafka Maamulka Puntland uu Saameeyay Dhaqaalihii ay Shisheeyaha ka Heli Jireen.

Iyadoo uu mudooyinkii lasoo dhaafay sii kordhay khilaafka u dhaxeya Dowladda Fedaraalka iyo maamulka la baxay Puntland, ayaa waxa ay dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh sheegtay in khilaafkaasi uu saameyn ku yeeshay dhaqaalihii ay ka heli jireen Shsiheeyaha.

Axmed Cilal oo kamid ah lataliyayaasha Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu ka dhawaajiyay arrintaan, isagoo intaa ku daray in badi ay ku tiirsan yihiin dhaqaalaha ay ka helaan Shisheeyaha kusoo duulay dalka.

Halkaan ka Degso Warka Lataliyaha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.