Monday, June 30, 2025
HomeUncategorizedDhaawacyada Ciidamada Maamulka la Baxay Puntland oo ka Cabanaya Dayacaad Heysata.

Dhaawacyada Ciidamada Maamulka la Baxay Puntland oo ka Cabanaya Dayacaad Heysata.

Askartan oo warbaahinta la hadlay ayaa laga dheehanayay xaaladda liidata ee ay kujiraan waxaana kamid ah kuwa aan si iskood ah u istaagi karin oo biro ku soconaya.

Waxay sheegeen ineysan jirin wax loo qabtay, lacagtii iyo dawooyinkii loogu talagalayna guddi loo magacaabay ayey ku eedeeyeen inuu qaatay islamarkaana gatay dawooyinkii.

Halkaan ka Degso Warka Ciidamada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.