Monday, June 23, 2025
HomeAll NewsDhaca ay Geysanayaan Ciidamada Sirdoonka oo Kusoo Badanaya Magaalada Muqdisho.

Dhaca ay Geysanayaan Ciidamada Sirdoonka oo Kusoo Badanaya Magaalada Muqdisho.

Maalinba maalinta ka dambeysa waxaa isa soo taraya dadka shacabka ah ee dhinabanaha u ah tacaddiyaadka kala duwan ee ay geysanayaan ciidamada Dowladda Fedaraalka.

Saacadihii lasoo dhaafay, askari katirsan Sridoonka Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu dhac ugeystay, mid kamid ah dadka xoogsatada ah ee ka shaqeysta Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Askarigaan ayaa waxa uu ninka shacabka ah ka doonayay inuu ka qaato lacag baad ah, markii uu diiday inuu bixiyo lacagtaas baadda ahna uu halis galiyay naftiisa.

Halkaan ka Degso Warka Dhaca Ciidanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.