Kusoo dhawaada dhageystayaal barnaamij gaar ah, oo aan ugu magacdarnay Sanad iyo Sooyaal, kaasoo aan kusoo gudbineyno dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay Caaalamka sanadkan sii dhamaanaya ee 1446-da hijriyada. Barnaamijka waxaad ku maqli doontaan warbixinno iyo falanqeynno kala duwan, waxaana nagala qeybgalaya wariyaal katirsan Warbaahint islaamiga Al-Furqaan.