Sunday, June 8, 2025
HomeAll NewsDhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 03-12-1446.

Dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 03-12-1446.

Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta looga hadlay fadliga 10-ka ugu horreeya ee bishaan Dul-xijah islamarkaana uu marti ku yahay Sheekh Faarax Cali, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkaan ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 30 05 2025

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.