Saturday, May 3, 2025
HomeAll NewsDhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 04-11-1446.

Dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 04-11-1446.

Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.

Barnaamijka Diirada jimcaha waxaa maanta looga hadlay magacyada loo bixiyay duullaanka Midowga Afrika ee Soomaaliya, waxa sababay inay fashilmaan, iyo culeyska dhaqaale ee heysta duullaanka Aussom ee bilowday horraantii sanadkaan.

Marti kala duwan ayaa ka qeybgalay Barnaamijka Diirada jimcaha oo uu soo jeedinayo Wariyaheena Maxamed Daahir.

Halkaan ka Degso Barnaamijka Diirada Jimcaha 02 05 2025

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.