Thursday, April 10, 2025
HomeAll NewsDhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 06-10-1446.

Dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 06-10-1446.

Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.

Dhageyso Barnaamijka Diirada Jimcaha oo maanta looga hadlay gogosha Siyaasadeed ee uu Xasan Sheekh fidiyay, waxaana ka qeybgalay aqoonyahanno Soomaaliyeed, waxaa soo jeediyay Maxamed Daahir Calasow.

Halkan ka Degso Diirada Jimcaha 04 04 2025.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.