Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay, khilaafaadka iyo dagaallada siyaasadeed ee ka dhex jira Dowladda Fedaraalka iyo maamul gobaleedyada, waxaana soo jeedinaya Maxamed Sheekh Cali.
Halkaan ka Degso Diirada Jimcaha 07-02-2025