Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu falanqeeyay muuqaalkii ay Mu’assasada Al-Kataa’ib kasoo saartay, weerarkii ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula wareegeen degmada Aadan Yabaal ee gobalka Sh-dhexe, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir Calasoow.