Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.
Barnaamijka Diirada Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay xisbiga siyaasadeed ee uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.