Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay dagaalka dhaqaale ee u dhaxeeya Dowladaha Mareykanka iyo Shiinaha, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkaan ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 25 04 2025