Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 13-10-1446 oo waafaqsan 11-04-2025, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya C/Raxmaan Badar.
Halkaan ka Degso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 13 -04 -2025