Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 04-11-1446 oo waafaqsan 02-05-2025, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Sheekh Cali.
Halkan ka Degso Warka Duhur 02-05-2025.